VIDEO:- Dhaantada oo Noqotay Hidaha iyo dhaqanka ugu wanaagsan Caalamka iyo ajaanib la dhacay

VIDEO:- Dhaantada oo Noqotay Hidaha iyo dhaqanka ugu wanaagsan Caalamka iyo ajaanib la dhacay

daajis.com:- Cayaarta dhaantada oo waayihii Dambe noqotay mid ay dhammaan Soomaalidu  ka daba dhacaan ayaa haatan waxaa soo if baxaya Dadka Ajaanibta ah oo daneynaaya cayaarta Dhaanatada, iyagoo sheegay in ay kadaba dheceen qaab loo cayaarayo.

Hadaba muuqaalkaan waxaad ku daawan doontaan dad cadaan ah oo isugu jira caruur  iyo dad waaweyn oo si aan caadi aheyn u dhaanteynaya.

HALKAAN HOOSE KA DAAWO MUQAALKA ADIGAA QOSLI DOONEE:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada