DF oo heshiis Gaashaandhiga la gashay Imaaraadka: Sawirro

DF oo heshiis Gaashaandhiga la gashay Imaaraadka: Sawirro

daajis.com:-  Dowladdaha Somalia iyo Imaaraadka Carabta ayaa gaaray heshiis iskaashi oo dhinaca gaashaandhiga ah, kadib booqasho uu dalkaasi ku tegay Wasiirka gaashaandhiga Somalia.

Wasiirka gaashaandhigaa Somalia Maxamed Sh. Xasan Xaamud ayaa la kulmay Wasiirka arrimah dibadda Imaaradka Carabta, Sheikh Cabadalla Bin Zayid Alla Nahyaan xalay.

Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xiriirka ka dhaxeeya labada dowladood iyo sidii loo sii xoojin lahaa. waxayna labada dhinac gaareen heshiis iskaashi oo dhinaca gaashaandhiga, kaasoo Dowladda Imaaraadka ay ka taageeri doonto ciidamada Somalia tababarada iyo agabka kale.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada