DHAGEYSO:- Go`aamo dhowr qodob ah oo laga soo saaray shirkii Turkiga.

DHAGEYSO:- Go`aamo dhowr qodob ah oo laga soo saaray shirkii Turkiga.

daajis.com:- Wadanka Turkiga waxaa lagu soo gabogabeeyay shir looga hadlayay argagixisa iyo qabyaaladda, shirkaas dadka ka qaybgalay waxaa ka mid ah culimo, dhalinyaro, iyo dad ay dhibaato kasoo gaartay xagjirnimada.


Sheekh Nuur Baaruud ayaa sheegay in warbaahintu ay kaalin muhiim ah ka ciyaari karto in dhalinyarada laga soo celiyo fikradaha xagjirnimada ah.

sheekh Maxamad Idriis oo kamid ah Culimada kaqaybgashay shirkaasi ayaa sheegaya go'aamada ka soo baxay shirkaasi.

Sanadihii u dambeeyay Turkiga ayaa marti galiyay shirar kala duwan oo looga arrinsanayo Soomaaliya, ama dhaqaale loogu aruurinayo.

Magaalada Muqdishana waxa ay ka fuliyeen amaba hadda kawadaan mashaariic horumarineed.

HALKAAN KA DHAGEYSO SH. MAXAMED IDIRIS


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada