Dowladda Marocco oo Qeexday Sababaha ay u Diideen in ay Marti Galiyaan Koobka Africa .

Dowladda Marocco oo Qeexday Sababaha ay u Diideen in ay Marti Galiyaan Koobka Africa .

daajis.com:- Dowlada Moroco ayaa diiday in gabi ahaanba ay Marti galiso sanad ka soo socda ee 2015 koobkii qaarada Africa ee ay iyadu Nasiib u heshay .

Maroco ayaa aad ugu Faraxsaneed in ay Marti galiso koobka africa waxaa ay na diyaarisay garoomo ku filan ciyaartoyda iyo dhamaan hoteeladii ay Dagi lahaayeen balse cabsi wayn oo ay ka muujiyeen shacabka iyo dowlada Maroco Cudurka EPOLA ayaa waxay diideen in ay qabtaan koobkaasi .

Xiriirka kubada cagta ee Royal Moroccan Football Federation ayaa sheegay in Xulka qaranka maroco ay suura gal tahay in ay san ka qayb galin koobkaasi.sidoo kale shacabka Marocco ayaa  mudaaharaadyo lagu diidayay koobkas ka sameeyay magaaloyin ka kala ah  Marrakesh Rabat iyo Fez

Dhanka  kale Hayadaha Caafimaad ka aduunka ayaa sheegay in ay Maroco ku saxan tahay talaabada ay qaaday maadama dad ka ka imaanaya Galbeedka Africa ay xaaladooda tahay mid hlis badan

Waxaana go,aan ka gaarey arintaasi xariirka kubada cagta ee Africa waxay na shaaciyeen  14  November 2014, in koobkaasi loo wareejiyay dalka  Equatorial Guinea waxay na halkaasi u direen gudi deg deg ah oo soo kontoroolo  garoomada dalkaasi maadama waqtiga  uu yar yahay .


Dhanka kale xidigaha Afrikaanka ah ee ka dheela qaaradaha Yurub Iyo America ayaa waxaa la saarey culeys ah in ay ka qayb galaan koobkaasi maadama  xaalada Galbeed ka Africa ay tahay mid Qatar ah .

Cudurka EPOLA ayaa  isagu noqday mid ka kaliya ah ee  lagu celcelinayo waxana xariika CAF ay sheegtay in xidiga Fara badan ay ka cudur daarteen kaso qayb galka Koobkaan .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada