Daawo Qosol:- Cabdi Good oo TV-kale ka soo muuqday kuna dhegay Heestii TUMASHO, Bal daawo waxa kala Qabsaday

Daawo Qosol:- Cabdi Good oo TV-kale ka soo muuqday kuna dhegay Heestii TUMASHO, Bal daawo waxa kala Qabsaday

daajis.com:-Cabdi Good ayaa Barnaamijka Isir Raaca Af-ka Soomaaliga waxa uu kasii Wadaa Tv-ga Kalsan Xili uu hawada ka maqan yahay Tv-ga Somali Channel oo horay Looga baahin jiray Barnaamijka Isir Raaca Af-ka Soomaaliga.


Cabdi Good ayaa Wuxuu markaan ku dhegay Heesta TUMASHO oo sida magaceeda ka muuqata ah mid Fool Xumo badan Xambaarsan “BAL DAAWO WAXA KALA QABSADAY.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada