Fariin Jeceyl: Ma ihi Qof Dunida Caan Ka Ah Laakiin Waxaan Caan Ka Ahay Qalbigaaga.

Fariin Jeceyl: Ma ihi Qof Dunida Caan Ka Ah Laakiin Waxaan Caan Ka Ahay Qalbigaaga.

daajis.com:- Waxa aan kaa jeclahay xidigaha kuyaala cirka , waqti kastana oo isii dhaafayana aad ayaan kuu sii jeclaadaa waxaana in badan kaa jeclahay neefsahada aan qaato .

Noloshu waxa ay ku tiirsan tahay jaceylka , jaceylku waxa uu ku tiirsan yahay runta , runtu waxa ay ku tiirsan tahay qalbiga , qalbiguna adiga ayuu kugu tiirsan yahay .

Markasta uu wadnahaygu garaac sameeyo magacaaga ayuu ku dhawaaqaa markasta uu garaacmo wadnahayga. waxa uu doonayaa in uu kula hadlo markasta uu garaac sameeyo wadnahayga waxa uu ii sawiraa


in aan kuu dhawahay , markasta uu garaacmo wadnahayga waxa uu I dareensiiyaa in aad sidookale adigana ilama mid tahay ; dhamaan garaacmida uu wadnahayga ii sheego waa wada run.


Macaankasto waa ay fududahay in la iibsado , erayo macaan waa ay fudu dahay in ladhaho , laakiin dadka macaan sida adiga oo kale waa ay adagtahay in lahelo maa ay ii noqoto dhamaan noloshayda sida macaankaaga .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada