VIDEO:- Heesti ugu horreysay ee wariyaal caan ah fariin ku gudbinayaan oo Laki Wacays Soo saartay

VIDEO:- Heesti ugu horreysay ee wariyaal caan ah fariin ku gudbinayaan oo Laki Wacays Soo saartay

daajis.com:-  Fanaanadda caanka ah ee Soomaaliyeed Laki Xaaji Wacays ayaa soo saartay hees ay ugu magacdartay ” Xaq-dhowr Saxafiga”, iyadoona heestaan ay hordhaceeda fariin iyo tix erayo ah ku gudbinayaan wariyaal caan ah oo ay ka mid yihiin Cabdiweli Garyare, Aamina Muuse iyo weliba Nimco Samriye.

Heestaan ayay fanaanadu ku cabirtay xadgudubka sii kordhaya ee lagu hayo saxafiyiinta Soomaaliyeed ee xaaladaha adag ku shaqeeya.


HALKAAN HOOSE KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada