VIDEO:- Jennifer Lopez Oo Ku Ceebowday Masraxa

VIDEO:- Jennifer Lopez Oo Ku Ceebowday Masraxa

daajis.com:- Fanaanada caanka ah ee reer Mareykan Jennifer Lopez, ayaa ku ceebowday Masraxa xili ey soo jeedineysay xafladda Hollywood Film Awards, oo lagu qabtay Los Angeles, waxaana soo xaadiray goobta dad badan oo caan ah.

Jennifer Lopez ayaa qaladay magaca filimka uu jilay Gerard Butler, eyadoo is celi weyday kadibna qosol la dhacay, magaca filimka oo ahaa ‘How to Train Your Dragon 2, ayaa Lopez ugu dhawaaqday “How to “Drain” Your Dragon “.

Intaas kadib Gerard Butler ayaa kula kaftamay Jennifer Lopez, waan ku faraxsanahay inaan qaato abaalmarinta filin aanan ka qeyb gelin, isagoo ka gaabsaday qaladka Lopez gashay.

RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada