VIDEO:- Warshad soo saarto Cabitaanka oo laga hirgaliyay Magaalada Muqdisho

VIDEO:- Warshad soo saarto Cabitaanka oo laga hirgaliyay Magaalada Muqdisho

daajis.com:-Warshad soo saarta cabitaanka noocyadiisa kala duwan ee afka qalaad loo yaqaan Sodhada ayaa waxa ay ganacsato Soomaaliyeed ka hirgaliyeen magaaladda caasimadda ah ee Muqdisho.  Warshadaan ayaa hadda waxa ay sameeysaa 13 nooc ee cabitaanka kala duwan.   


Agaasimaha warshadda ayaa sheegay in warshadani aysan ku filnayn baahida loo qabo cabitaanka Sodhada, waxa ayna rajaynayaan in ay mustaqbalka soo socda ay keeni doonaan warshad tan ka weyn oo haqabtiri karta baahida dadka Soomaaliyeed.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada