Muuqaal:- Al-Shabaab oo soo Saartay Film Muujinayo Qaabkii Ay Ula Wareegeen Deegaanka Mubaarak Sh/Hoose

Muuqaal:- Al-Shabaab oo soo Saartay Film Muujinayo Qaabkii Ay Ula Wareegeen Deegaanka Mubaarak Sh/Hoose

daajis.com:- Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab ee ka soo horjeedo jiritaanka iyo joogitaanka Dowlada Federaalka ee Soomaaliya iyo Ciidamada Nabad Ilaalinta u joogo Soomaaliya ayaa qeybtooda u qaabilsan Warbaahinta waxa ay soo saartay Film muuqaal ah oo soconayo ilaa 7 daqiiqo oo ka hadlayo qaabkii ay ula wareegeen deegaanka Mubaarak ee Gobolka Sh/Hoose.

Halkan Ka Daawo Filmka


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada