War Deg Deg Ah:-Yahuud Badan oo Lagu Laayay Kaniisad Ku taal Magaalada Qudus VIDEO+SAWIRO

War Deg Deg Ah:-Yahuud Badan oo Lagu Laayay Kaniisad Ku taal Magaalada Qudus VIDEO+SAWIRO

daajis.com:- Falastiiniyiin ku hubaysan bastoolado, mindiyo iyo faasas ayaa dilay ugu yaraan afar qof oo joogay goob ay ku cibaadaystaan Yuhuudu. Dad kale oo Israa’iiliyiin ah ayaa ku waxyeeloobay weerarkaasi.

Labadaasi qof ee weerarka soo qaaday waxaa loo malaynayaa in ay yihiin labo qof oo qaraabo ah oo ka yimid dhulka la haysto ee Bariga Qudus, waxaana toogasho ku dilay booliiska Israa’iil.

Waa weerarkii ugu xumaa ee magaaladaasi ka dhaca mudo sanado ah wuxuuna daba socdaa todobaadyo ay xiisado kataagnaayeen isticmaalka masaajidka Al-Aqsa oo Israa’iiliyiintuna ay u yaqaanaan Temple Mount Halkaas oo ay qadariyaan Muslimiinta iyo Yuhuuduba.

Halkaan ka Daawo Video ga

 






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:37 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada