VIDEO :-Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Dhoweyn Sare Kala Kulmay Shacabka Deg. Baligubadle!

VIDEO :-Madaxweyne Siilaanyo oo Soo Dhoweyn Sare Kala Kulmay Shacabka Deg. Baligubadle!

daajis.com:- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta soo dhawayn aan kala go’lahayn ku soo dhaweeyey Shacbiga Caasimada Hargeysa iyo Baligubadle isaga oo sidoo kale xariga ka jaray  Wajigii 1aad ee wadada uu hore u dhagax dhigay Madaxweynuhu ee ee xiriirisa Hargeysa iyo Beligubadle.


Socdaalka Madaxweynaha Xukuumada Somaliland Axmed Siilaanyo waxa ku wehliyo Wasiiro ka tirsan xukuumadiisa oo uu ka mid ahaa Wasiirka Warfaafinta Cakuse, Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Xaaji Cali , Wasiirka Arimaha Gudaha Cali Waran Cade, Wasiirka Gaashandhiga Axmed Cali Cadami iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi cabdi.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada