Akhriso:- Warqad lagu mamnuucaayo Safarada Wasiirada iyo ku-xigeenadooda ee doonaayo inay dalka ka baxaan

Akhriso:- Warqad lagu mamnuucaayo Safarada Wasiirada iyo ku-xigeenadooda ee doonaayo inay dalka ka baxaan

daajis.com:- Qoraalo si wadajir ah uga soo baxay Xafiisyada xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka iyo Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa waxaa lagu mamnuucay in Golaha Wasiirada ay si amar la'aan ah uga safraan Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Qoraalka ayaa waxaa lagu mamnuucay in Xubnahaasi ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumada C/weli, ay dalka amar la’aan ka bixi karin, sida lagu soo qoray warqad ay labadaasi Xafiis soo wada saaren.

Qoraalka ayaa waxaa sidoo kale, lagu cadeeyay in Amarkaani uu si toos ah u Khuseeyo Wasiirada, Wasiiru dowlayaasha iyo Wasiir kuxigeenada, waxaana laga digay in ay iska safraan iyaga oo aan sameyn xil wareejin.

Halkaani hoose ka akhriso warqada qoraalka ah:-


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada