Video: Imaamka Xaramka oo dirqi ku dhameeyay Tujintii Salaadii

Video: Imaamka Xaramka oo dirqi ku dhameeyay Tujintii Salaadii

daajis.com:- Imaamka Masjidka barakeysan ee Xaramka Maka Al-Mukarama Sheikh Abdul Rahman Sudaysi, ayaa dirqi ku dhameeyay salaadii Maqrib ee khamiistii lasoo dhaadhay, kadib markii uu ragcadii koowaad ee salaada isaga oo akhrinayay Suuratu Faatixa uu si adag u saxday, codkiisiina dafiicay.

Telefishinada Sacuudiga iyo dalalka Carabta oo si toos ah looga daawanayay Sheik Abdul Rahman Sudeysi oo tujinayay Salaada ayaa dhowr daqiiqo ah ku qaadatay inuu qufaco, codkiisiina gaabto, isagoo mudo daqiiqado ahna kari waayay inuu sii wado.

Sheekha ayaa laga dareemay saxashada ku dhacday inay aheyd mid aad u sareysay oo codkiisii badashay.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada