Daawo:- Caruur Boosaaso ka shaqeysata oo sheegay in xaqooda la dhaco !!

Daawo:- Caruur Boosaaso ka shaqeysata oo sheegay in xaqooda la dhaco !!

daajis.com:-Caruurta yar yar ee xirfadaha kala duwan ku shaqeeysta sida Caseeyanimada iyo dhaqista gawaarida ayaa waxaa ka soo yeertay qeeylodhaan ka dib markii ay sheegeen in laga marsado ama laga dhaco lacagaha ay xaqa u leeyihiin .

Caruurtaan oo qaarkood dhididkooda ku biila waalidiintooda ayaa waxeey ka cabanayaan darawalada gawaarida iyo dadka kale oo ay kabaha u caseeyaan kuwaas oo ku booda mararka qaar lacagta ay shaqeeystaan isla mar ahaantaana u dhididaan . 


Magaalada Boosaaso waxaa ku nool caruur aad u badan oo agoon ah kuwaas oo aan helin daryeel dhanka nolasha iyo waxbarashada ah .



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada