Daawo Nin Burcad ah oo ku fashilmay Gaari uu soo xaday kana yaabsaday Booliiska

Daawo Nin Burcad ah oo ku fashilmay Gaari uu soo xaday kana yaabsaday Booliiska

daajis.com:-Nin dhalinyaro ah ayaa Booliiska Dalka Mareykanka ka yaabsaday kadib markii ay ku adkaatay in ay ninkaan ay soo qabtaan, waxaana ugu dambeyn Booliiska gacan ku siiyay qabashada ninkan ruux gaari watay oo gaarigiisa ku hor jaray ninka oo kaligiis ordaya.

Ninkan oo ahaa burcad soo xaday Gaari Nuuca BMW ah ,ayaa Booliiska ka yabasaday kadib markii uu uga cararay xawaare aad u sareeya isagoona ku dhac cararay wadooyinka waa weyn ee magaalada Los Angeles , waxa uuna ninkan gaarigiisa u kaxeenayay sida ay aktarada u jilaan Filimaanta Hollywood , waxa uuna ka dhax baxayay gawaarida laamiga mareysay.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada