Daawo:- Dhalinyaro Yurub ka tagay kuna biirtay Daacish oo Baasabooradooda gubaya

Daawo:- Dhalinyaro Yurub ka tagay kuna biirtay Daacish oo Baasabooradooda gubaya

daajis.com:-Dalalka Jarmalka , Ingiriiska iyo Faransiiska waxaa lagu maxkamdeeyay rag horay ugu biiray xoogaga Daacish kuwooda ka dagaalama gudaha dalka Siiriya balse ragaan oo dhawaan qaar ka mid ah wadamada Yurub dib ugu soo laabtay ayaa gacanta lagu soo dhigay .

Wiilka dalka Germany dib ugu soo laabtay oo 20 jir ah waxaa lagu xukumay 3 sano iyo 9 bilood oo xabsi ah balse 2 dagaal yahan oo gudaha dalka Ingiriiska dib ugu soo laabtay kana yimd dhanka xoogaga Daacish ayaa waxaa lagu xukumay min 12-sanadood iyo 8-bilood oo xarig ah .


Halkaan ka Daawo


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:50 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada