Daawo:- Kulankii Baarlamaanka Kenya oo maanta Buuq iyo Hees ku dhamaaday

Daawo:- Kulankii Baarlamaanka Kenya oo maanta Buuq iyo Hees ku dhamaaday

daajis.com:-Kulan Maanta Baarlamaanka Kenya ay ku yeesheen Xarunta ay ku shiraan ee Magaalada Nairobi ayaa ku soo dhamaaday Buuq iyo Fowdo si lamid ah Kulamadii Baarlamaanka Soomaaliya ay yeesheen Bishii hore ee November oo uu horyaalay Mooshinka Ra’iisul Wasaarihii Hore C/wali Sheikh Axmed.

Kulanka Baarlamaanka Kenya ayaa maanta loo balan sanaa in laga Doodo Xeerka La Dagaalanka Argagixisada,iyadoona Buuqa ay sameeyeen Xildhibaanada Mucaaradka Baarlamaanka ugu jira.
Qaar kamid ah Xildhibaanada Kenya ayaa la Arkayay iyagoo qaadaya Heeso,kuwa kalana ay Miisaska Garaacayaan,waxaana Kulankii la soo xiray,iyadoo aan wax Natiijo ah la gaarin.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada