Daawo Layaabkan:- Diyaarad Nuuca Rakaaabka ah iyo Gaari isku dhacay

Daawo Layaabkan:- Diyaarad Nuuca Rakaaabka ah iyo Gaari isku dhacay

daajis.com:- Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Shil ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga Magaalada Qaahira ee Dalka Masar, Shilkan ayaana ka dhashay kadib markii ay isku dhaceen Mid kamid ah Diyaaradaha Rakaabka oo garoonkaasi kasoo dageysay iyo Gaari yaalay Gudaha Garoonka.

Muuqaalkan ayaana noqday mid add badan ka yaabiyay, waxaana si ada ah loogu faafiyay baraha ay kuwada xariiraan Bulshada sida Facebooka iyo Twiterka.


Halkaan Hoose ka Daawo




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada