DAAWO:- Madaxweynaha Dunida Ugu Gaaban Oo Ah Haweeney 10 Sano Ka Talineysay Wadan (VIDEO)

DAAWO:- Madaxweynaha Dunida Ugu Gaaban Oo Ah Haweeney 10 Sano Ka Talineysay Wadan (VIDEO)

daajis.com:- Madaxweynihii Hore ee Dalka Philipnes mrs GLORIA MACAPAGAL ayaa aheyd Hogaamiyihii Caalamka Ugu Gaabnaay ilaa inta la ogyahay.

Haweeneydaan ayaa waxa ay naqatay madaxweynihii caalamaka ugu gaabnaay oo haween ah ee wadan ka Taliya mudo toban sano ah.

Madaxweyne gloria ayaa waxa ay ku dhalatay dalka philipines waxa ayna naqatay madaxweynihii 14 aad ee Dalkaasi.

waxa ayna hogaamineysay philipine 2001 dii illaa 2010 kii ms gloriya macapagal waxa ay dhalatay 1947 waxaana dherir keedu yahay 1.5 sidaas Darteed waxaa loo Aqoon saday Madaxweynaha Dunida ugu Gaaban ugu jabka yar.


HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada