Daawo Sawirada:- Lixdii Nin ee Xasuuqa u geestay Arday badan oo u dhalatay Dalka Pakistaan

Daawo Sawirada:- Lixdii Nin ee Xasuuqa u geestay Arday badan oo u dhalatay Dalka Pakistaan

daajis.com:- Warbaahinta Caalamka ayaa soo bandhigtay Sawirada Lix nin oo la rumeesan yahay in iyagu ka dambeeyeen Weerar maalin kahor lagu qaaday Iskuul ay maamulaan Ciidamada Milatariga Dalka Pakistaan kaa oo kuyaala magaalada Peschawar.

Weerarkan ay fuliyeen Lixdan nin ee katirsanaa Xoogaga Daalibaan ee ka dagaalama Dalka Pakistan waxaa ku dhintay 132-Caruur ah iyo sidoo kale Macalimiin iyo shaqaale kale oo katirsanaa Iskuulka la weeraray.

Kooxda Daalibaan ayaa soo bandhigtay sawiro ay a qaaday Lixda Nin ee xasuuqay Caruurta aadka u yar yaraa kahor inta aysan weerarka geesan, waxa ayna ragan wataan oo ay isku sawireen qoryo kala duwan.

Sawiro laga soo qaaday sidoo kale Iskuulkii la weeraray ayaa waxaa ka muuqanaya dhacdooyin argagax leh, waxaana Gudaha Iskuulka daadsanaa dhiiga caruur badan oo la laayay, iyo sidoo kale buugaagtii ay caruurtaasi wax ku baranayeen.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada