DAAWO:-Siciid Sulub Ayaa Sheegay Sida Dowlada Somaliya isaga horkeentay Reer Somaliland

DAAWO:-Siciid Sulub Ayaa Sheegay Sida Dowlada Somaliya isaga horkeentay Reer Somaliland

daajis.com:- Dawlada Soomaaliya ayaa maamulka somaliland Dhabar-jabwayn ku gaadhsiisay wada hadaladii ku dhexmaray dalka Turkiga.

Siciid Sulub oo horay wasiir uga soo noqday maamulka Somaliland oo Saxaafada kula hadlay magaalada Hargeisa ayaa wuxuu daboolka qaaday arimo badan oo Qarsoonaa.

Siciid ayaa wuxuu ka warbixiyey Dhabarjabka maamulka siilaanyo Loogu gaystay Wada hadalka uu la bilaabay dawlada soomaaliya, Hawadii guud ahaanba Soomaliya oo ay dawlada la Weeragtay, Sidoo kalana wuxuu sheegay inuu shirkaasi yahay Mid Riwaayad ah.



Dhinaca kale wuxuu ka hadlay Xubnaha siilaanyo dhowaan udiray dalka Turkiga, oo Madaxwayne Xasan sheekh uu usoo diray Xubno ka aanba Xil ka hayn Dawlada Soomaaliya oo La taliyaal ah.

Ugu danbayntii ayaa waxaa La Hordhigay Su’aalo dhowr ah, wuxuuna siwayn uga hadlay Kacdoonka ay sameeyeen Shacabka Reer Awdal iyo Suldaanka Ciidanka Hogaaminaya ee Galay Buuralayda Gobolka Awdal.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:35 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada