Daawo soomaalida holand oo bilaawday cunista tirxiga iyo Ayxa

Daawo soomaalida holand oo bilaawday cunista tirxiga iyo Ayxa

daajis.com:- Mid ka mid ah Dukaamad ugu caansan dalka Holland ayaa bilaabay iibinta Cayayaanada yar yar ee ka midka ah tirxiga ka dhasha raashinka qurma iy mulumuliga.

Dukaanka Jumbo ayaa baahiyay Khamiistii tijaabo ay macaamiishooda ugu soo bandhigeen cayayaanada yar yar ee ay go,aansadeen in ay iibiyaan kuwaas oo ay ka mid yihiin tirxiga ka dhasha raashiinka qurma, mulumuliga iyo dhamaan cayayaanka yar yar ee la cuni karo.

Tallaabadan ayey ku tilmaameen fursad ganacsi iyo mid caafimaad Waxaana ay sheegeen in bilowga janaayo ee sanadka cusub ay soo dhigayaan dhamaan Dukaamadooda ku yaala Dalka Netherlands, khudaar iyo hamberger ayaa si amaan ah ugu dhex habaynaynaa ayay yiraahdeen balse cayayaanada, waana Dukaankii ugu horeeyay ee go,aansaday in uu iibiyo Cayayaanada oo meelo badan oo caalamka caadi looga cuno.

Jumbo ayaa badeecada cusub ee Cayayaanada ah ku macneeyay in ay tahay fursad hor leh oo ay ugu hortagayaan Cunto yarida Caalamka waxaana xasharaadkaan ay ku tilmaameen in ay leeyihiin Caafimaad islamarkaasna ay badel fiican u noqon karaan hilibka iyo Kalluunka.


HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada