DAAWO: Soomaalidii ugu badneyd ee Shiicowda oo meel la isugu keenay iyo yaabka ka dhacey goobta

DAAWO: Soomaalidii ugu badneyd ee Shiicowda oo meel la isugu keenay iyo yaabka ka dhacey goobta

daajis.com:- Halkan ka daawo muuqaalka qeybtii labaad barnaamij la magac baxey Soomaali Shiicowdey maxey ka shakiyeen..?

Waxaa barnaamijka daadihinaya Sheekh Soomaaliyeed oo soo bandhigaya arrimo aad loola yaabo oo Shiicadu ay uga duwan yihiin Ahlu Sunnada, ayado sido kale aad barnaamijkan ku arki doonto Soomaali aad u badna oo Shiicadu lumiyeen, isla markaana hal meel isugu keeneen loona akhrinayo Muxaadaro marka aad maqasho aad kaaga nixin doonta.



HALKAAN RIIX EE KA DAAWO VIDEO GA:


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada