Daawo Sawirada:- Waaliga Al-Shabaab ee Sh/hoose oo libaaxyo dhexda uga jira

Daawo Sawirada:- Waaliga Al-Shabaab ee Sh/hoose oo libaaxyo dhexda uga jira

daajis.com:- Masuulka Al-Shabaab u qaabilsan gobolka Shabeelaha Hoose "Abuu Cabdalla" ayaa barta internetka lasoo galiyay isaga oo dhexda uga jira libaaxyo yar-yar, taas oo ka tarjumeysa in Al-Shabaab sidoo kale dhaqaaleeyaan xayawaanka.


Abuu Cabdalla oo aan la faah-faahin halka uu libaaxyada ka keenay ayaa isaga iyo waardiyihiisa waxa ay hayaan ilaa laba libaax oo ilmo ah.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada