DAAWO VEDIO: Madaxweyne Galeyr oo fariin culus u diray Maamulka Siilaanyo

DAAWO VEDIO: Madaxweyne Galeyr oo fariin culus u diray Maamulka Siilaanyo

daajis.com:- Madaxweynaha maamul gobaleedka Khaatuma State oo lagu soo dhoweynayay magaalada London ee cariga dalka UK ayaa ka hadlay guulaha maamulka Khaatuma State.

Cali Khaliif oo ka hadlayay guulaha maaamulka ayaa sheegay in guul iyo gobanimo ay gaadhayso Khaatuma State isla markaana la sifeynayo maleeshiyada Somaliland.

Madaxweynaha Khaatuma ayaa maalmihii dambe safaro ku kala bixinayay dalka dibaddiisa oo uu la kulmayay dadka qurba-joogta ah.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO GA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada