DAAWO VIDEO:- Nolosha dhalinyarada Soomaaliyeed ee Stockholm

DAAWO VIDEO:- Nolosha dhalinyarada Soomaaliyeed ee Stockholm

daajis.com:- Xaafadaha ay ajnabiga ku badan yihiin ee magaalada Stockholm ayaa la sheegay in ay ku badan yihiin isticmaalka iyo iibinta muqaadaraadka oo mamnuuc ka ah dalka Sweden taas oo saameyn weyn ku yeelatay dhalinyarada Soomaaliyeed.


Filinkan loogu magac daray ILA TALI WALAAL ayaa waxaa lagu soo bandhigay halista ay dhalinyaradeena ugu jiraan falalka la xiriira muqaadaraadka iyo dambiyada culus, iyada oo dhinaca kalana ah wacyi galin ay ka faa'iideysan doonaan waalidiinta Soomaaliyeed.

DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada