Dowladda Sweden oo Baareysa Soomaali U Safartay Dalka Siiriya

Dowladda Sweden oo Baareysa Soomaali U Safartay Dalka Siiriya

daajis.com:- Hey’adda amaanka dalka Swedan,ayaa sheegtay in ay baareyso dad muslimiin ah oo Somali ay ku jiray uu usafray dalalka Suriya iyo Ciraaq,oo laga cabsi qabo in ay dalkaasi kusoo laabteen.


Hey’adda Sweden’s Security Service,ayaa shegtay in 110 ruux oo udhashay dalka Sweden in ay usocdaaleen dalka Suriya laga soo bilaabo sanadkii 2012.


Sidoo kale waxaa la xaqiijiyay in 25 ilaa 30 kamid ah dadkaasi in ay ku geeryoodeen dagaalka,halka 40 kalena ay ku laabteen dalka Sweden.kuwaasoo dowlada ay bilaawday in ay baarto.


Waa dhitaato ku kordheysa dalka,waxaa nagu waajib ah in aan feejignaano sidaasi waxaa yiri Sarkaalka ugu sareeyay howgallada dalkasi oo lagu magacaabo Anders Kassman oo wareysi siiyay wargeyska Swedish newspaper Svenska Dagbladet.




Dalka Sweden ayaa waxaa uu kamdi yahay wadamada ugu badan ee somalida ay ku nool yihiin ee Qaarada Yurub.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 10:14 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada