Dhageyso:- Itoobiya oo iskaga baxday Wabxo

Dhageyso:- Itoobiya oo iskaga baxday Wabxo

daajis.com:- Ciidamada Itoobiya ee Qeybta ka ah Howlgalka AMISOM ayaa la soo sheegayaa in ay iskaga baxeen Deegaanka Wabxo  Ee Gobolka Galgaduud iyo Deegaano hoos yimaada.

Gudoomiyaha Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud Nuur Xasan Guutaale oo la hadlay Warbaahinta ayaa Xaqiijiyay in Ciidamada AMISOM ee Dowladda Itoobiya ka socda ay Deegaanadaasi baneeyeen,waxaana uu Xusay in u Jeedka uu yahay Qorshe Ciidan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Nuur Xasan Guutaale ayaa sidoo kale beeniyay in Dagaalamayaasha Al-shabaab ay dib ula Wareegeen Deegaanadaasi ka tirsan Gobolka Galgaduud oo ay kamid tahay Degaanka Wabxo.

Al-shabaab ayaa horay u sheegay in Ciidamada Itoobiya ay Degaanka wabxo baneeyeen islamarkaana ay dib ula wareegeen.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:10 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada