Dhageyso: MD Xasan Sheikh oo Axmed Madoobe Raali galiyay

Dhageyso: MD Xasan Sheikh oo Axmed Madoobe Raali galiyay

daajis.com:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Xasan Sheikh Maxamuud oo Shalay Booqasho ku tagay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in Maamulka KMG ah ee Jubba  loo daayay Magacii hore ee ahaa Maamul Goboleedka Jubbaland.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka KMG ah ee Jubba Magacaasi horay loogu heshiiyay islamarkaana maanta waxii ka danbeeya la qaadanayo Magacii hore ee ahaa Maamulka Jubbaland.

“Axmed Madoobe hada laga bilaabo looguma yeeri karo Hogaamiyaha Maamulka KMG ah ee Jubba ee haloogu yeero Madaxweynaha Jubbaland”ayuu yiri Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada