Dhageyso:BBC oo Dhulka ku jiiday VOA

Dhageyso:BBC oo Dhulka ku jiiday VOA

daajis.com:-Shalay oo aheyd Maalin jimce ah islamarkaana Dadka intooda badan ay ka nasanayeen Shaqooyinka ayaa Idaacadaha BBC-da iyo VOA qeybtooda la hadashay Soomaalida waxaa ay qabteen Barnaamijyo ay uga hadlayaan Ra’iisul Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya iyo Caqabadaha horyaala.

BBC-da Wariye u jooga Magaalada Muqdisho ayaa Diyaariyey Warbixin ay u Riyaaqeen Dadka ka qeyb galayay Barnaamijkii ay ku baxday oo laga Xusi karo Prof Cabdi Cismaaiil Samatar ka diyaarisay wax Cumar C/rashiid laga sugayo in uu Xaliyo.


sidaa si lamid ah Idaacada VOA ayaa dhankeeda Barnaamij ay ku Eegeysay Caqabadaha Horyaala R/wasaare Cumar C/rashiid  ka diyaarisay,iyadoona Warbixin Muqdisho laga diray Dadka ka qeyb galaya  Barnaamijka ay ku baxday iska daaye ay Dhageystayaashu ku qanciwaayeen.

Halkaan Hoose ka dhageyso Warbixinta BBC-da

Halkaan Hoose ka dhageyso WarbixintaVOA-da


xigasho:- barbaariya FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada