Dowladda Sacuudiga Oo Quus Ka Taagan Amaanka Dalkeeda Iyo Sarkaal Police-ka Ah Oo La Dilay.

Dowladda Sacuudiga Oo Quus Ka Taagan Amaanka Dalkeeda Iyo Sarkaal Police-ka Ah Oo La Dilay.

daajis.com:- Dowladda dalka Sacuudiga ayaa qaati ka taagan weerarada kadhanka ah ciidanka dalkaas, iyo muwaadiniinta reer Galbeedka ah.


Weeraradan lagu beegsanayo Askarta iyo saraakiisha dalkaas ayaa ku soo noq noqday dalkaas, kuwaas oo ciidanka Sacuudiga kaga imaanayo dhinacyo kala duwan.


Sarkaal katirsanaa ciidanka sacuudiga ayaa dalkaas lagu qaarijiyay, dilka sarkaalkan ayaa kadhacay magaalada Al-Qadhiif.


Dowladda dalka Sacuudiga ayaa ka badin la sugitaanka Amaanka dalkeeda, ayadoo ay isa soo tarayaan  dilalka kadhanka ah ciidanka Sacuudiga ah iyo muwaadiniinta shisheeyaha ah ee aan Muslimka aheyn kuwaas oo bilaaway inay iskaga baxaan dalkaas.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada