Palermo Oo Doonaysa Inay Niyad Jabiso Kooxaha Arsenal Iyo Liverpool. SABABTU WAA MAXAY

Palermo Oo Doonaysa Inay Niyad Jabiso Kooxaha Arsenal Iyo Liverpool. SABABTU WAA MAXAY

daajis.com:- Kooxda Palermo ee dalka talyaaniga ayaa doonaysa inay albaabka ka xirato kooxaha xiisaynaya weerar yahankeeda Paulo Dybala.

Arsenal iyo Liverpool ayaa cayrsanaya 21 jir kaan ree Argentina lakiin kooxdiisa Palermo ayaa doonaysa inay heshiis cusub ka saxiixdo xiddigaan.


Daily Mirror ayaa shaacisay in kooxda Palermo ay doonayso inay niyad jabiso kooxaha Arsenal iyo Liverpool iyadoo heshiis cusub ka saxiixaysa Paulo Dybala oo diirada u saarnaa labadaan kooxood.

Kooxda ree talyaani ayaa doonaysa inay ka saxiixdo laacib kaan heshiis ku eg ilaa 2018 iyagoo kor u qaadaya lacagta lagu bur burin karo heshiis kiisa.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:32 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada