Saadaasha Siyaasadda "Mugdi ayaa beddeli raba iftiinkii"

Saadaasha Siyaasadda "Mugdi ayaa beddeli raba iftiinkii"

daajis.com:- Waa dhambaal akhristayaasha looga fadhiyo inuu qofba sideey la tahay u fasirto:-
Mugdi ayaa beddeli raba iftiinkii,Shanqar ayaa baxaysa! Waa dabeylo ka imaanaya dhulal fog fog oo garaacaya dhamaan dhirta dabiiciga ah ee ka baxaysa halkaan Villa Somalia ,gaar ahaan Cowska ayaa hadba dhan u liicaya,
isagoo aad mooddo inuu jiibinayo heeso ay gelbinayaan xawaaraha ay ku socdaan dabeyluhu,waxaa la maqlayaa dhawaaq la mid ah''Suuuus,Suuus' kase duwan.


Waxaa kaloo meel fog laga maqlayaa Codadka noocyada kala duwan ee xayawaanada, qaarkood malaha waxaa ay ku soo hungoobeen weeraradii ay qaadeen maanta .


ha ahaato dhexdooda ama Bini'aadamka agagaaraha deggan, iyadoo dhanka kalena laga yaabo inay soo guuleysteen oo ay dhereg iyo farxad wadaagayaan.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada