Video:- Angelina Jolie Oo Busbus Ku Dhacay

Video:- Angelina Jolie Oo Busbus Ku Dhacay

daajis.com:- Actor-da Angelina Jolie ayaa muuqaal soo saartay Youtube ayadoo sheegeysa inuu ku dhacay busbus. Jolie oo maalmahan soo socda rabtay iney ka qeyb qaadato filmkey isku dabaridaha ka tahay ee Unbroken ayey sheegtay iney ka baaqan doonto.

‘Waxan rabaa inaan idin cadeeyo sababtan uga qeyb qaadan doonin xayeysiinta Unbroken maalmaha soo socda, waxan xalay ogaaday in ugu dhacay busbus.’ Angelina ayaa saas ku tiri muuqaalka ay soo dhigtay Youtube.

Ayadoo hadalkeeada oo 40 ilbiriqsi dhan sii wadata ayey raacisay, “Waxaan ku sugnaan doona guriga anoo is xoqaya qof walbena u xiisaya, ma aaminsani maxa yeelay filmkaan micno badan ayuu ii leeyahay.’

Waxa xusid mudan in bishi lasoo dhaafay jariidada DuJour ku tiri iney qorsheysay in ka fariisan doonto actor-nimada oo ka gaabsan doonta howlahas.



RIIX HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada