VIDEO:- Madaxweyne Xasan Sheekh & Siilaanyo oo isku gacan qaaday Dalka Jabuuti

VIDEO:- Madaxweyne Xasan Sheekh & Siilaanyo oo isku gacan qaaday Dalka Jabuuti

daajis.com:- Madaxweynaha Soomaliland Axmed maxamed Silaanyo iyo madaxweynaha faderalka Xasan Sheekh maxamud ayaa Maanta isku Arkay markii labaad wadanka kabuuti kadib safaro horay loo Shaacin oo Ku wada tageen saka dalkaasi waxana halkaasi isku gacan qaaday labada masuul.

Kulankani Dhex Maray Silaanyo iyo xasan Sheekh maxamud Oo U Muuqanaya Mid ay dowlada jabuuti casuumadisa lahayd ayaa lagu wada Inuu wada hadalo toos Toos uga Furmaan dalka Jabuuti kuwaasi oo U dhexeeya laguna Sii an ba qadayo wada hadalada labada dhinac ee Horay u socdey.

qodobada Ugu weyn ee muhim Ka Ah laguna wada Hadal siinayo labada Dhinac ayaa Ah mid salka Ku haya Dhinaca hawada Iyadoo dowlada faderalka hawada Soomaaliya Si toos Ula wareegtey laba maalin ka Hor sida Uu sheegay wasiirka gadiidka Iyo hawada Soomaaliya Heshiis ka Dhacay dalka canada.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada