Video :Mareykanka oo xabsi dadka lagu ciqaabo ka dhisanaya Xamar

Video :Mareykanka oo xabsi dadka lagu ciqaabo ka dhisanaya Xamar

daajis.com:- Warbixintani muuqaalka ah waxa ay ka hadlaysaa jirdilka iyo ciqaabaha caqliga ka taloowsan ee ka dhaca gudaha Soomaaliya, kuwaasi oo ay sameeyaan hay’adaha nabad sugida oo gacan ka helaya sirdoonka Maraykanka iyo Ingiriiska.

Warbixinta waxaa diyaariyey kanaalka Channel 4 ee Ingiriiska, weedha ugu weyn ee warbixinta ku jirtana waxaa oranaya Axmed Fiqi oo ahaa agaasimihii hore ee hey’adda nabad sugida oo barnaamijka lagu wareystey.

“Soomaaliya maanta iskuulaadka waxaa looga baahi badantahay xabsiyada” ayaa laga soo xigtey isagoo leh Fiqi.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada