XOG CUSUB:- Magacyada iyo beelaha xubnaha Hawiye ee golaha wasiirada soo socda

XOG CUSUB:- Magacyada iyo beelaha xubnaha Hawiye ee golaha wasiirada soo socda

daajis.com:-Warar hor dhac ah oo ay Caasimada Online heshay, ayaa sheegaya in la isla meel dhiggay xubnaha beelaha Hawiye uga mid noqonaya golaha wasiirada cusub ee dhowaan lasoo dhisayo.

Xulista Wasiirada Cusub ayaa waxaa isla diyaariyay Madaxweyne Xassan iyo Faarax C/qaadir waxa ayna isla meeldhigeen in Beelaha Hawiye Xukuumada Cusub ay uga dhex muuqdan sida soo socta:-

1-Wasiirka Arimaha Gudaha iyo federalka Cabdukariim Xuseen Guled – Habargidir – Hawiye

2-Wasiirka Warfaafinta Daahir Amiin Jeesow – Gaaljecel – Hawiye

3-Wasiirka Amniga Abdullahi Sanbaloolshe – Xawaadle – Hawiye

4-Wasiirka Dastuurka Maryan Cariif – Murusade – Hawiye

Sidoo kale, Waxaa jiro Xubno intaa kabadan oo Beelaha Hawiye ku dhexyeelan doonaan Xukuumada Cusub, balse Liiskaani ka kooban Afarta Mas’uul ayaa waxa uu inoo soo gaaray si hordhac ah, waxaana xili waliba suuragal ah inuu dhaco isbedel maadaama uu weli socdo wada-tashiga.

Si kastaba, dhammaan magacyada kor ku xusan ayaa ah shaqsiyaad si aad ah ugu xiran Xasan Sheekh iyo kooxdiisa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada