VIDEO:- Wariye BBC-da ka tirsan oo Booqday Ciidamada Amisom ee magaaladda kismaayo

VIDEO:- Wariye BBC-da ka tirsan oo Booqday Ciidamada Amisom ee magaaladda kismaayo

daajis.com:-Wariyahan katirsan laanta warbaahinta ee BBC-da qaybteeda luuqadda Ingariiska ayaa booqasho kuurgal ah ku tagay magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose.

wariyaha ayaa mudada uu ku sugnaa magaaladda Kismaayo waxa uu habeen iyo maalinba la noolaa Ciidamadda nabad ilaalinta ee Amisom, waxa uu doonayay in uu u kuurgalo nolosha dhabta ah ee ay ku nool yihiin ciidamada ku sugan furunta hore ee dagaalka.




Wariyaha ayaa sheegay in kooxda Al Shabaab laga qabsaday magaalooyin badan oo waa wayn, waxayna xeeladooda dagaal u badaleen mid ku dhufoo ka dhaqaaq ah, laakiin marka gabalka uu dhaco ay nolosha is badasho oo habeen walba uu dagaal fool kafool ah ka dhici jiray Magaalada banaankeeda, waa sida uu wariyaha u dhigay hadalkiisa.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada