War Deg:Deg: Ciidanka Nabad sugidda Beledweyn oo Xabsiga Dhigay Wariye Ka Howlgalayey Magaaladaasi

War Deg:Deg: Ciidanka Nabad sugidda Beledweyn oo Xabsiga Dhigay Wariye Ka Howlgalayey Magaaladaasi

daajis.com:-Sida Uu Goor Dhaw inoo Xaqiijiyey Wariyaha daajis Ee Gobolka Hiiraan Maxamed Ibraahim Siyaad(Jarmal).

Ciidamo ka Tirsan Nabad Sugidda Soomaalia Ee Magaalada Beledwyn Ayaa Xabsiga U Taxaabeen  wariye Cusmaan Aadan Careys oo ka Mid ahaa Wariyayaasha ka Howlgala Magaalada beledweyn Ee xarunta Gobolka Hiiraan Xilli Uu ku Sugnaa Bartamaha Magaalada beledwyn  Ee Xarunta Gobolka Hiiraan .
Ilaa haatan Lama Oga Sababta ka dambeysa xarigga wariye Careys Balse Shalay ayaa Ciidamo ka Tirsan Maamulka Magaalada Beledwyn Waxaa Ay Xireen wariyaha waloo Mar dambe ay Soo daayeen  ilaa iyo haatanna ma Jirto Cid ka tirsan Maamulka Beledwyn oo ka hadashay Xarigga wariye Cusmaan Aadan Careys.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:25 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada