DAAWO VIDEO: Xafladii sanad guurada 3-aad ee Khaatumo State Germany ku qabatay

DAAWO VIDEO: Xafladii sanad guurada 3-aad ee Khaatumo State Germany ku qabatay

daajis.com:- Waxaa dalka Germany ka dhacday xaflad ballaaran oo Jaaliyadda Khaatumo State ku xuseysay sanad guuradii 3-aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay maamulkaasi.


Xafladan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeybgalay dadweyne fara badan oo bulshada Soomaaliyeed lagu casuumay, waxaana munaasabadaasi sidoo kale ka qeybgalay Madaxweynihii hore ee maamulkaasi Maxamed Yuusuf Jaamac {Indha Sheel}.

DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada