daajis.com:- 19 jir ku hubeysnaa Bastoolad ayaa la wareegay maamulka qolka wararka Telefishinka wadanka Holland ee ku yaal magaalada Hilversum, xili warkii fiidnimo ee xalay uu si toos ah ugu jiray.
Weerarkaan oo si toos ah ay u duubtay kaamirada Istuudiyaha, ayaa muujinaya wada hadalkii dhex maray Tarik Zahzah oo ay iska dhaleen Aabe Masaari ah iyo Hooto Netherlands ah. Waxaa markii danbe si xeeladeysan qolka wararka usoo galay Booliska oo ku amray in uu dhigo Bastoolada.
Xiligii weerarkaan uu dhacayay ayaa waxaa Telefishinka ka baxayay warka 9:00 fiidnimo, isagoo codsanayay in warkiisa si live ah loo gudbiyo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:00 and have
, Published at