Alshabaab oo soo bandhigtay Sawirada Magaalooyin ay wali ka taliyaan

Alshabaab oo soo bandhigtay Sawirada Magaalooyin ay wali ka taliyaan

daajis.com:-  Markii ugu horeysay Xoogaga Shabaab ayaa soo bandhigay Sawiro laga soo qaaday deeganada Wabxo, Ceel la helay iyo Ceelgaras oo ciidamada Ethiopia ay ku sugnaan jireen, balse hada Shabaab ay maamulaan.

Sawiradan ay soo bandhigeen Shabaabka ayaa muujinaya deeganadaan oo cidlo ah oo ay ka muuqato raadkii colaada ay ku reebtay, balse dadka ay dib ugu soo noqonayaan.

Alshabaab ayaa inta badan adeegsata borobagaando ay kusoo jiidanayaan dagaalyahano hor leh oo u dagaalama, taasoo qeyb ka ah dagaalka ay kula jiraan DF iyo AMISOM.






FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:38 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada