Madaxweyne Siilaanyo oo isku-shaandheyn ku sameeyay xukuumadda Somaliland

Madaxweyne Siilaanyo oo isku-shaandheyn ku sameeyay xukuumadda Somaliland

daajis.com:-  War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Somaliland ayaa Xukuumadda Somaliland isku-shaandhayn loogu sameeyay, iyadoo xilalkii ay hayeen laga qaaday qaar ka mid ahaa golaha wasiirada Somaliland, halka kuwo cusubna la magacaabay.


Isku-shaandhayntan ayaa sidoo kale magacaabis iyo xil-ka-qaadis lagu sameeyay qaar ka mid ah hoggaanka sare ee Ciidamada.

waxaa kaloo isbedello iyo magacaabis lagu sameeyay agaasimayaal iyo madaxda heyado madax banaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada