Tirakoob lagu sameeyay goobaha ganacsi ee afar degmo+Sawirro

Tirakoob lagu sameeyay goobaha ganacsi ee afar degmo+Sawirro

daajis.com:- Maamulka gobolka Banaadir ayaa soo bandhigay tiro koob hor dhac ah oo laga sameeyey goobaha ganacsi ee ka diiwaan gashan dowladda Hoose ee Xamar.

Tirakoobkaan ayaa lagu sameeyay goobaha ganacsi ee ku yaal degmooyinka Afarta ah ee Xamarweyne, Waaberi, Shangaani iyo Xamar Jajab, iyadoo tira koobka la sameeyay ay noqotay tirada 2,408 “labo kun afar boqol iyo sideed dukaan”.

Wakiilka Mashruuca horumarinta dhaqaalaha deegaanka Xamar C/qaadir Muxiyadin Axmed (Dalxa) oo ka hadlay munaasabadda ayaa si horudhac ah u soo bandhigay tirada Xogta ee laga soo qaaday afarta Degmo, waxa uuna sheegay in guuda haan ay noqotay tirada kor ku xusan.

Tirakoobkaan ayaa waxaa sameeyay dhalinyaro maamulka gobolka Banaadir horay ugu tababaray aruurinta tirakoobka iyo xog aruurinta.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada