Daawo dagaalyahano Alshabaab katirsan oo si Live ah u xasuuqaya dad shacab ah

Daawo dagaalyahano Alshabaab katirsan oo si Live ah u xasuuqaya dad shacab ah

daajis.com:- Wabseedka ku hadla afka kooxda Al-shabaab, ayaa waxaa lasoo galiyay muuqaal argagax leh, muuqaalkan ayaa waxaa ka muuqanaya dagaalyahano Al-shabaab katirsan oo si live ah u xasuuqaya dad shacab ah sida muuqata oo aan waxbo galabsan.

Dhacadadaan ay Al-shabaab dadka shacabka ah ku xasuuqayaan, ayaa waxay ka dhacday deegaanka “Galgalato”.

Video-ga ayaa waxaa ka muuqanaya dagaalyahano Alshabaab katirsan oo maxaabiis ahaan u qabtay rag isugu jira dhalinyaro iyo da’ dhexaad, kadibna inteey bada ku guraan la dul istaagayo qoryaha daran dooriga u dhaca.








FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada