daajis.com:- Barnaamij uu ka diyaariyay Teleefishinka CNN-ka dhalinyaradda Soomaalida ah ee ku nool magaalada Mineapolis ee dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay, in ururka ISIS uu fara kulul ku hayo Soomaalida.
Ururka ayaa la sheegay in uu dhalinyarada Nugul ay ka kaxaystaan Magaalada si ay ugu dagaal galiyaan xarumaha ururka ISIS uu ku leeyahay wadamadda Suuriya & Ciraaq.
Ururkaan ayaa ilaa iyo hadda ku guulaystay in uu 15 dhalinyaro ka kaxaysto magaaladaasi.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 19:21 and have
