daajis.com:- Kooxda daacish ee ka dagaalanta wadamada ciraaq iyo siiriya ayaa la soo baxday weji cusub oo dagaal ka dib markii ay xooga saartay burburinta kaniisadaha gaalada ay ku caabudaan sanabyada laga sameeyo dhagxaanta. tani ayaa noqoneysa talaabo ay aad uga caroodaan dhamaan dadka gaalada ah ee ku nool caalamka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by , Published at 01:00 and have

