Daawo Sawirada : Daacish oo markale dabaq dheer kasoo tuurtay nin laga roone ah

Daawo Sawirada : Daacish oo markale dabaq dheer kasoo tuurtay nin laga roone ah

daajis.com:- Doowlada Islaamiga ah ee ISIS, ayaa markale soo bandhigtay muuqaalo argagax leh oo muujinaya, iyagoo dabaq dheer kasoo tuuraya nin ay ku eedeeyeen inuu ahaa laga roone “Gay”, kaasoo markuu dhulka kusoo dhacayna ilaa uu ka dhinto ay dhagax ku wadeen.

Ninkaan oo ay maxkamada Islaamiga ISIS ku xukuntay dil, ayaa waxaa laga xiray lugaha, gacmaha iyo indhaha, dabadeedna waxaa la saaray dabaq dheer kadibna laga soo tuuray, waxaana markii uu dhulka kusoo dhacay asigoo garaaw ah dhagaxyo la dul istaagay dagaalyahano tiro badan oo ISIS katirsan, kuwaasoo dhagxaan ku waday ilaa ay nafta deyso.

Dilka ninkaan ayaa waxa uu ka dhacay xaafad ku taal magaalada Raqqa ee dalka Syria.


Ma ahan markii ugu horeeysay ee ISIS ay dabaq dheer kasoo tuuraan laga roone, balse waa markii sadexaad oo ay sidaanoo kale sameeyaan.


Dagaalyahano farabadan, caruur iyo haween, ayaa goob joog u ahaa dhacdada ninkaan laga roonaha ah dabaqa lagaga soo tuurayay, iyagoona dhagxaan la dhacayay ilaa uu ka dhinto.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:01 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada