Video :- Gorgor weerar kusoo qaaday magaalo ku taal Holland

Video :- Gorgor weerar kusoo qaaday magaalo ku taal Holland

daajis.com:-  Magaalo la yiraahdo Purmerend oo ka tirsan gobolka Waqooyiga Holand ayaa soo dadkii ku sugnaa soo weeraray Gorgor halis geliyay dad badan, kaasoo dadka ku qasbay inay si dhuumaaleysi ah u socdaan iskana ilaaliyaan.

Gorgorkan ayaa dadka ku qasbay in ay qaataan dalladaha roobka iyo qoraxda laga qaato si ay ugu ilaalsadaan madaxa. Wuxuuna dhaacay tiro dad ah.


HALKAN KA DAAWO VIDEO


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:57 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada